CiyaaroMaamulka Man United Iyo Erik ten Hag Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka...

Maamulka Man United Iyo Erik ten Hag Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Cristiano Ronaldo, Maxaa Cusub?

Manchester United ayaa u ogolaan doonta Cristiano Ronaldo inuu ka tago Old Trafford suuqa January sida ay sheegayaan wararku.

37-sano jirkaan ayaa xagaagii ku riixay inuu ka tago United isagoo doonayay inuu ku biiro koox ka ciyaarta Champions League laakiin ugu dambayn waxa uu ku fashilmay in uu ka tago kooxda.

Mustaqbalka Ronaldo ee Man United ayaa u muuqday mid uu sheki ku jiro tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedkan isaga oo kaliya ku bilowday hal kulan 7-dii kulan ee ay ilaa haatan kooxdiisu ciyaartay.

Erik ten Hag iyo United ayaa ku adkaystay xagaagii in uuna Ronaldo iib ahayn laakiin sida laga soo xigtay The Telegraph, kooxda iyo tababaruhuba waxa ay ogolaadeen in ay iska fasaxaan xiddiga reer Portugal hadii uu dalab fiican u yimaado suuqa January.

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa doonaya in uu ku biiro koox ka ciyaarta tartanka champions League isaga oo ilaa xagaagii doonayay in uu ku biiro kox ka ciyaarta champions League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme