CiyaaroLiverpool & Man City Oo Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh Shaxda Ugu...

Liverpool & Man City Oo Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh Shaxda Ugu Qaalisan Premier League

Premier League waxa ka buuxa qaar ka mid ah xiddigaha ugu qiimaha badan sida laga soo xigtay shabakada Transfermarkt.

Shabakada Transfermarkt ayaa soo saartay shaxda xiddigaha ugu qiimaha badan premier League haatan iyaga oo eegaya lacagta ay haatan ka joogaan suuqa.

Boos walba waxa ay ka soo qaadatay xiddiga ugu qiimaha badan iyaga oo sameeyay shaxda ugu qiimaha badan ee haatan ka premier League.

Kooxaha Liverpool, Man City iyo chelsea ayaa shaxda ku leh xiddigo inkasta oo ay ku kala xiddigo badan yihiin marka la eego kuwa ugu badan.

Kooxda Liverpool ayaa ah kooxda shaxda ugu qiimaha badan premier League ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 5 xiddig.

Sidoo kale kooxda Man CIty ayaa la mid ah Liverpool iyaga oo shaxda ku leh 5 xiddig kuwaas oo ah xiddigaha ugu qiimaha badan kooxda City.

Kooxda chelsea ayaa hal xiddig ku leh kaas oo ah daafaca dhawaan ku soo biiray ee Fofana.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme