CiyaaroLionel Messi Oo Isku Qoray Taariikhda Champions Legaue

Lionel Messi Oo Isku Qoray Taariikhda Champions Legaue

Xiddiga kooxda PSG ee Lionel Messi ayaa sii wada dhigista taariikhda champions League kadib markii uu kooxdiisa hogaamiyay kulankii Benfica ee champions League.

Kooxda PSG ayaa bar-baro 1/1 ah la gashay kooxda Benfica kulan xiiso lahaa oo ka tirsanaa tartanka champions League.

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay kooxda PSG dhalisay xilli uu sii wado wacdarihii uu ka dhigayay tartanka.

Kadib ciyaarta Lionel Messi ayaa isku qoray taariikhda tartanka champions League isaga oo sii dheeraystay rikoodh cajiib ah.

Lionel Messi ayaa ah xiddiga kaliya ee taariikhda champions League gool ka dhaliyay 40 kulan oo xidhiidh ah iyada oo kooxda Benfica tahay kooxda 40-aad

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme