CiyaaroKylian Mbappe Haa Neymar Xiriir Wanaagsan nagama Dhaxeeyo Balse is ixtiraam Ayaan...

Kylian Mbappe Haa Neymar Xiriir Wanaagsan nagama Dhaxeeyo Balse is ixtiraam Ayaan Kuwada Joognaa,

Neymar iyo Mbappe oo ay dagaal kooda sagalka ku heeyso in labada xiddig ku murmeen cida rigoore qaadashada qaadan doonta kulanka ay kaga soo horjeeday psg kooxda Montpellier ayaa Mbappe wax laga weeydiyay isaga iyo saaxiibkiis Neymar halka uu xiriirkooda marayo

hase ahaate Mbappe ayaa yidhi, Waa sannadkii lixaad ee aan la joogo Neymar, waxaan had iyo jeer leenahay xiriir wanaagsan  oo ku saleysan ixtiraam,, Mbappe ayaa u sheegay suxufiyiinta. “Waxaan ixtiraam weyn u hayaa isaga iyo saameyntiisa kooxda.

isagoo hadalka sii wata waan arki doonaa, waa inaan aragnaa sida ay wax u socdaan inta kulanka lagu jiro, inaad noqoto dookha koowaad macnaheedu maaha inaad qaadan doonto dhamaan rigoorayaasha oo idil sii raaciyay

Mbappe iyo Neymar ayaa ku jira qaab ciyaareed aad u wanaagsan inkastoo la sheegay in aysan xiriir shaqsi ah ka dhaxeynin labada xiddig.

Mbappe ayaa ilaa hadda dhaliyay todobo gool oo uu u dhaliyay kooxda halka Neymar uu isagana dhaliyay 7 gool iyo 6 gool caawin ah.

Kooxda heysata Ligue 1 ayaa isha ku heysa inay sii wadato qaab ciyaareedkeeda wanaagsan Talaadada marka ay ku kulmaan Juventus kulanka ka tirsan heerka group-yada ee Champions League xilli ciyaareedkaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme