CiyaaroKulamada Champions League Ee Toddobaadkan Oo Go’aan Laga Gaadhay.

Kulamada Champions League Ee Toddobaadkan Oo Go’aan Laga Gaadhay.

Kulmada tartanka Champions League ee kooxaha premier League ayaa la sheegayaa in ay dhici doonaan bartamaha todobaadka kadib markii la kansalay kulamadii todobaadkan ee premier League sabab la xidhiidha boqorada England.

Queen Elizabeth oo ay da’deedu tahay 96 jir geeriyootay ayaa waxay sababtay in sidoo kale ay istaagaan oo la  joojiyo kulamadii heerarka kala duwanaa ee guud ahaan UK ka dhici lahaa Iyada oo Dalka UK galay wakhti murugo ah

balse arintaasi ayaan la macno ahayn in la joojin doono kulamada champions League ee ay ciyaari doonaan kooxaha premier League.

Chelsea, Liverpool, Manchester City iyo Tottenham ayaa waxay ciyaari doonaan Champions League iyaga oo waliba raadinaya guulo, waxaana laba ka mid ah ay lasoo kulmeen guul-darrooyin waaweyn halka laba kalena ay libin soo hooyeen.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme