CiyaaroKooxaha Man City, chelsea Man United & Liverpool Oo Kuwada Dagaalamaya Xiddiga...

Kooxaha Man City, chelsea Man United & Liverpool Oo Kuwada Dagaalamaya Xiddiga Jude Bellingham

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Jude Bellingham ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxaha premier League iyada oo la filayo in uu isaga tago kooxda Dortmund xagaagan danbe.

Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun kooxaha Man City Liverpool man united iyo chelsea ayaa tartan ugu jiro ciyaaryahanka khadka dhexe,

Liverpool ayaa ah kooxda sida weyn loola xidhiidhinayay xiddiga Bellingham iyada oo uu Klopp doonayo xiddiga reer England in uu ku xoojiyo khadkiisa dhexe.

Laakiin kooxaha Man United, Man City iyo chelsea ayaa ku biiray tartanka saxiixa xiddiga reer England kuwaas oo doonaya in ay ku xoojiyaan khadka dhexe ee kooxdooda iyagana

Jude Bellingham ayaa lagu heli karaa 83million’ xagaaga soo socda sida ay maamulka kooxda sheegtay

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme