CiyaaroKevin De Bruyne Oo Dhaafay Rikoodh Uu David Silva Ka Dhigay premier...

Kevin De Bruyne Oo Dhaafay Rikoodh Uu David Silva Ka Dhigay premier League.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man City ee Kevin De Bruyne ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii cajiibka ahaa ee horyaalka premier League kadib guushii Man City ka gaadhay Southampton.

Xiddiga khadka dhexe De Bruyne ayaa Man City ka caawiyay in ay garaacdo kooxda Southampton kulan ka dhacay Etihad Staduim kana tirsanaa todobaadkii 9-aad ee horyaalka premier League.

Xiddiga Kevin De Bruyne ayaa caawiyay gool ka mid ah goolashaii 4-ta ahaa ee ay dhalisay kooxda Man City kulanka taas oo ka caawiysay in uu taariikh sameeyo.

Ka hor kulankii Southampton xiddiga De Bruyne ayaa caawiyay 93 gool oo horyaalka premier League ah isaga oo la bar-baro ahaa xiddigii hore ee Man City ee David Silva.

Laakiin kadib markii uu caawin sameeyay xiddiga Kevin De Bruyne ayaa caawiyay goolkiisii 94-aad ee horyaalka premier League isaga oo isku qoray taariikhda premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme