CiyaaroKaka Ayaa Ka Hadlay Xiddiga Uu ugu Jecel yahay Kubadda Cagta Waqti...

Kaka Ayaa Ka Hadlay Xiddiga Uu ugu Jecel yahay Kubadda Cagta Waqti Xaadirkan Mar la weydiiyay

Halyeeyga kubadda cagta ee reer Brazil Kaka ayaa doortay xiddiga uu ugu jecel yahay kubadda cagta wakhti xaadirkan isaga oo ka weecday xiddigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Ronaldo iyo Messi ayaa kamid ahaa xiddigaha ugu fiican dunida kubadda cagta sidoo kale kaka ayaa afar sano Cristiano kala tirsanaa Real Madrid kahor intuusan AC Milan ku laaban.

Si kastaba ha ahaatee, Ricardo kaka oo waraysi uu dhawaan siiyay wargeyska MARCA wax badan kaga hadlay ayaa ku sheegay in Neymar yahay xiddiga uu ugu jecel yahay wakhtigan kubadda cagta.

wuxuna yidhi, Ma garanayo haddii ay tahay in xidhiidh shaqsiyadeed oo wanaagsani naga dhaxeeyo balse anigu waan jecelahay isaga Neymar iyo sida uu u ciyaaro”

isagoo hadal kiisa sii wato ayuu yidhi, Dabcan waan jecelahay inaan arko kuwo kale sida Mbappe, Messi, Cristiano amaba Vinicius balse waxaan ku adkaysanayaa Neymar”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme