CiyaaroJurgen Klopp" miyuu Ka Cabsanayaa Ceyrintii Sida Thomas Tuchel Oo Kale Isaga...

Jurgen Klopp” miyuu Ka Cabsanayaa Ceyrintii Sida Thomas Tuchel Oo Kale Isaga Ka Jawaabaya. Waa maxay sababta uusan tababaraha

Macalinka Liverpool ee Klopp ayaa ka hadlay suura galnimada ah in laga qaado xilka kooxdaas sida Tuchel

Liverpool ayaa xalay guul darro 4/1 waxa ay kala kulmeen Napoli oo ay wada ciyaareen lugta 1-aad ee wareegga Group-yada Champion league ee xallay

Mar la weydiiyay haddii uu wax cabsi ah ka qabo in maamulka Liverpool ay ceyriyaan wuxuu yiri: “Runtii maaha taa wax jira Milkiilayaashayadu aad bay u deggan yihiin waxayna iga filayaan inaan xalliyo xaaladda hada taagan

Mulkiilayaasha Liverpool waa degan yihiin , waa ogsoon yihiin in xaalka is badalayo , marka ay afgaartooda badalayaan waa  ii sheegayaan” ayuu sii raaciyay Klopp

Reds, oo badisay kaliya labo kulan ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan, ayaa ku soo laaban doonta ciyaaraha Premier League Sabtida marka ay martigelinayaan Wolves.

Ma jirto wax calaamad ah oo muujinaya in booska Klopp uu halis ku jiro haatan sida uu isaga ka dhawaajiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme