Ciyaarojurgen klopp Ayaa Ka Jawaabaya Hadii uu Ciyaari Doono Saxiixiisa Cusub Kulanka...

jurgen klopp Ayaa Ka Jawaabaya Hadii uu Ciyaari Doono Saxiixiisa Cusub Kulanka Everton ,

Tababaraha Liverpool jurgen klopp ayaa ka hadlay suura galnimada ah in saxiixiisa cusub ee xiddiga Arthur Melo uu ciyaari doono kulanka beri ee Everton

Kooxda Reds ka ayaa beri marti ku ah garoonka Goodison Park  kulan ka tirsan wareegga 6-aad ee horyaalka Ingiriiska

Si kastaba ha ahaatee tabbare jurgen klopp ayaa yidh, Aad ayaan ugu faraxsanahay hishiiska Arthur Melo,

waxa aan ogahay waxa ay tahay in uusan beri ciyaareyn  balse kulanka Napoli ee Champion-ka waa diyaar” ayuu Klopp ku yiri kulan wareed uu qabtay

”Waxaan aaminsanahay in Arthur Melo uu kooxda wax badan ku soo kordhin doono , aad ayuu ugu fiican yahay in kubadda uu ku baaso goobaha cariiriga ah, anna taasi waan jeclahay ayuu sii raaciyay”

Arthur Melo ayaa amaah kaga soo tagay Juve , waxa uuna Liverpool la joogayaa hal xilli ciyaareed iyadoo ay jirto doorasho ah ay iibsan karaan kooxda Liverpool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme