CiyaaroJürgen Klopp Ayaa Amaan Ugu Qubeeyay Gabriel Jesus Ka Hor Kulanka Arsenal...

Jürgen Klopp Ayaa Amaan Ugu Qubeeyay Gabriel Jesus Ka Hor Kulanka Arsenal & Liverpool

Kooxda Arsenal ayaa la ciyaari doonta Liverpool Axada kulan ka tirsan todobaadkii 10-aad ee horyaalka premier League.

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa amaanay qaab ciyaareedka Gabriel Jesus ee kooxda Arsenal ilaa haatan xilli ciyaareedka.

“Ma aqaano Gabriel shaqsi ahaan, laakiin mar walba waan jeclaa isaga ciyaaryahan ahaan,” Klopp ayaa yidhi.

Klopp ayaa hadalkiisa raaciyay: “Waan ogahay in City aysan ka iibin doonin kooxaha oo dhan, laakiin Arsenal ayaa ku guulaystay saxiixiisa”.

Wuxuu sharaxay: “Doorkii Gabriel Jesus ee City wuxuu ahaa lambarka 9-aad, sanadkii hore qof walba wuxuu sheegay in City aysan heysan lambarka 9-aad, welina waa uu joogay laakiin si cad ayuu uga ciyaaray garabka, haatana waxa uu ka ciyaarayaa doorkiisa No.9-aad”.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme