CiyaaroImisa gool ayuu Messi u baahan yahay si uu u dhaafo Cristiano...

Imisa gool ayuu Messi u baahan yahay si uu u dhaafo Cristiano Ronaldo tartanka Gooldhalinta Champions League?

Xilligii suuqa kala iibsiga xagaaga 2022 ayaa la arkayay isku dayo halis ah oo uu sameeyay Cristiano Ronaldo si uu uga tago Manchester United, si uu fursad ugu helo inuu ka ciyaaro Champions League.

Laakin Ronaldo ugu danbeen arintaas wuu ku hungoobay, hadaba tani waxay fursad weeyn u tahay ninka ay xafiiltamaan ee Lionel Messi kaas oo heli kara fursad uu ku jebiyo rikoorka ciyaaryahanka ugu goolasha badan taariikhda Champions League

Iyadoo Ronaldo uu kaalinta koowaad kaga jiro gooldhaliyeyaasha taariikhiga ah ee Champions League, xiddiga reer Argentina ayaa si toos ah u doonaya fursadaan, laakiin Messi ma dhaafi karaa Ronaldo oo ma ka qaadi karaa horyaalka gooldhaliyaha taariikhiga ah ee Champions League xilli ciyaareedka 2022-23. “Ciyaraha.com” ayaa isku dayaya inuu ka jawaabo

Waa maxay fursadaha uu Messi u heeysto si uu u jabiyo rikoorka gooldhalinta ee Ronaldo ee UEFA Champions League 2022-23?

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme