CiyaaroHordhac: Sevilla Vs Man City : Sky Blue Oo Caawa iska Hor...

Hordhac: Sevilla Vs Man City : Sky Blue Oo Caawa iska Hor imaan Doona Kooxda Dhibka Badan Ee Reer Spain.

kooxda Man City ayaa rikoor cajiib ah ka heysata kooxda reer spain ee Sevilla, waxaana ay ka badiyeen labadii kulan ee ay wada ciyaareen labada kooxood. Sevilla ayaan wali ka badinin Man City kulan rasmi ah waxayna isku dayi doontaa in ay taariikh abuurto caawa.

Xogta Kulanka

*Waa xilli ciyaareedkii labaad ee labadaan koox kulmayaan tartan weyn oo yurub ah, 2015-tii Man City ayaa labadii is arag ee hore wareeegga Group-yada Champion- guul ka gaartay kooxda Sevilla

Si kastaba ha ahaatee Sevilla ayaa badisay kaliya hal kulan ka dib 8 kulan oo wareegga Group-yada Champion league  la ciyaartay kooxaha Ingiriiska ah, sedex bar bar dhac iyo afar guul darro ah iyo hal kulan oo guul ah waxa ayna guushaas aheyd November 2007-dii ka gaareen Arsenal.

Halka Man City ay badiyeen sedex kulan ka dib 13 kulan oo banaanka ay kula soo ciyaareen kooxaha Spain tartan weyn oo yurub, ah , laba bar bar dhac iyo 8 guul darro ayeey wataan City.

sidoo kale Sevilla  markii sedexaad xariir ah ayay u soo baxday Champion-ka

Man City ayaa Champion- league kasoo qeyb galeysay 12-kii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Kooxood

Sevilla (4-3-3): Bono; Navas, Fernando, Nianzou Acuna; Jordan, Delaney, Rakitic; Lamela, En-Nesyri, Gomez

Man City(4-3-3): Ederson; Cancelo, Stones, Dias, Ake; Gundogan, Rodri, De Bruyne; Mahrez, Haaland, Grealish

Xogta Kulanka

Tartanka: Champions League

Wakhtiga: 10:00 habeenimo xilliga geeska Africa

Garoonka: Ramon Sanchez Pizjuan

Garsoore: Davide Massa (Italy)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme