CiyaaroHORDHAC: Man United v Real Sociedad – Red Devils Oo Caawa Europa...

HORDHAC: Man United v Real Sociedad – Red Devils Oo Caawa Europa League U Bilaabanaya,

Manchester United oo rajaynaysa inay sii wadato guulaha xidhiidhka ah ee ay horyaalka kasoo waday dhawaanahan ayaa qaabilaysa dhigeeda ree Spain ee Real Sociedad kulankooda furitaanka ee UEFA Europa League.

Manchester ayaa Old Trafford kaga soo adkaatay Liverpool iyo Arsenal waxayna rajaynaysaa guul kale oo ay halkaas ku gaadho halka Real Sociedad oo afartii kulan ee ugu dambeeyay laba soo guuleysatay u baahan tahay inay qaab ciyaareedkeeda joogtayn la’aanta ah kor u qaado si ay natiijo uga hesho  kulankan.

dhanka kale Eirk Ten Hag ayaa la filayaa in is badal weyn ku sameenayo shaxdiisa isaga oo fursad siin doona xiddigaha aan inta badan u ciyaarin kooxda premier League.

Ten Hag ayaa la filayaa in uu ugu yaraan 10 xiddig badalo isla markaas fursad siiyo xiddigaha aan kulamada badan u ciyaarin kooxda ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Ronaldo, Van De Beek, Maguire, Dubravka, Wan-Bissaka iyo Shaw iyo Casemiro ayaa la filayaa in ay dhamaantood ku bilowdaan kulanka caawa ee Europa League.

United's possible XI against Soceidad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme