CiyaaroHORDHAC: Liverpool v Rangers & Xogta Kulanka

HORDHAC: Liverpool v Rangers & Xogta Kulanka

Kooxda Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Rangers kulankooda 3-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka.

Liverpool ayaa isha ku haysa guusheedii 2-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League kadib markii ay ka badiyeen Ajax kulankii hore.

Klopp ayaa la filayaa in uu is badal ku sameeyo shaxdiisa kadib bar-barihii niyad jabka ahaa ee ay la galeen kooxda Brighton sabtidii kulan ka tirsan premier League.

Xiddiga Elliott iyo Jota ayaa la filayaa in ay ku bilowdaan shaxda iyaga oo badali doona Firmino iyo Henderson kulanka caawa.

Klopp iyo kooxdiisa ayaa doonaya in ay guul ka gaadhaan hadii ay doonayaan in ay xoojiyaan rajadooda u soo bixista wareega Xiga ee tartanka champions League.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Kooxood

Liverpool (4-3-3): Alisson; Alexander-Arnold, Matip, van Dijk, Tsimikas; Elliott, Fabinho, Thiago; Salah, Nunez, Diaz

Liverpool lineups vs. Rangers with Klopp facing Alexander-Arnold decision -  Liverpool FC - This Is Anfield

Rangers (4-2-3-1): McGregor; Tavernier, Goldson, Davies, Barisic; Lundstram, Jack; Matondo, Davis, Kent; Colak

Xogta Kulanka

Tartanka: Champions League

Garoonka: Anfield

Wakhtiga: 10:00 habeenimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Clement Turpin (France)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme