CiyaaroHordhac: Everton Vs Liverpool : Lampard Iyo Klopp Oo Madaxa Iskula Jira,

Hordhac: Everton Vs Liverpool : Lampard Iyo Klopp Oo Madaxa Iskula Jira,

Liverpool ayaa kulan adag waxa ay la leeyihiin kooxda ay xifaaltamaan ee Everton , waxa ayna kulankaan galayaan iyadoo niyadda u dhisan tahay

Xogta Kulanka

*Everton waxa ay badiyeen kaliya hal kulan 23-kii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka ee ay la ciyaareen Liverpool , waxa uuna uu ahaa February 2021 waqtigaas oo ay Anfield kala soo laabteen guul hal gool ah.

*Liverpool lagama badin 11-kii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka ee ay banaanka garoonkooda kula ciyaareen kooxda Everton , sedex badis iyo 8 bar bar dhac ayee wataan

*Kulamada labadaan koox ee horyaalka waxaa lagu qaatay 22 oo kaarka cas ah.

*Everton ayaa sii ahaan karta guul la’aan mid kasta oo ka mid ah saddexdii kulan ee furitaanka garoonkeeda markii ugu horaysay tan iyo 2014-15 markaas oo uu hogaaminayay Roberto Martinez.

*Frank Lampard ayaa laga badiyay dhamaan afartii kulan ee Premier League ee uu kaga hor tagay  Jurgen Klopp, iyadoo kooxdiisa laga dhaliyay ugu yaraan labo gool mar kasta.

*Liverpool ayaa dhalisay 40 gool oo guul ah daqiiqadii 90-aad ee horyaalka Premier League, waxayna 12 gool ka badan tahay kooxaha kale.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Kooxood

Everton (4-3-3): Pickford; Patterson, Coady, Tarkowski, Mykolenko; Davies, Onana, Iwobi; McNeil, Maupay, Gordon

Liverpool (4-3-3): Alisson; Alexander-Arnold, Matip, van Dijk, Robertson; Elliott, Fabinho, Carvalho; Salah, Firmino, Diaz

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme