CiyaaroHordhac" Cadiz VS Barcelona & Xogta Kulanka

Hordhac” Cadiz VS Barcelona & Xogta Kulanka

Kooxda Barcelona ayaa maanta la ciyaari doonta kooxda Cadiz Kulan ka tirsan horyaalka La Liga todobaadkii 5-aad ee horyaalka.

Barcelona ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya guushoodii 4-aad kadib markii ay badisay 3 ka mid ah 4-tii kulan ee ay ciyaartay.

Xavi ayaa haysta koox dhamaystiran oo uu ka soo xulan karo shaxdiisa kulanka xilli uu doonayo in uu sii wado guulaha La Liga.

Kooxda Barcelona ayaa kulamadii ugu dambeeyay ku dhibaatootay marka ay la ciyaarayso Cadiz iyaga oo xitaa ku fashilmay in ay wax gool ah ka dhaliyaan kooxda.

Cadiz ayaa Barcelona dhibco ka qaadatay 4-tii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka La Liga iyaga oo 2 kulan ka badiyay 2 kalena bar-baro la galay.

Shaxda Ay Barceloma Kaga Hor Tagi Karto Cadiz.

Barcelona: Ter Stegen; Kounde, Araujo, Eric, Balde; De Jong, Busquets, Gavi; Raphinha, Lewandowski, Ferran (4-3-3)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme