Thursday, December 7, 2023
More
    HomeCiyaaraha MaantaHarry Maguire Oo Guul Ku Hoggaamiyey Man United, Jude Bellingham Oo SADDEX...

    Harry Maguire Oo Guul Ku Hoggaamiyey Man United, Jude Bellingham Oo SADDEX Dhibcood U Keenay Madrid, Arsenal Oo Jidka Guusha Kusoo Laabatay Iyo Natiijooyinka Kulamadii xalay

    Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa saddexdii dhibcood ee ugu horreeyey ka heshay tartanka Champions League ee xilli-ciyaareedkan, waxaana halyey u noqday Harry Maguire oo gool uu dhaliyey ay Red Devils kaga takhalustay FC Copenhagen oo marti ugu ahayd Old Trafford.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    Must Read