CiyaaroHalyeeyga Man United Paul Scholes ayaa si xun u weeraray Jadon Sancho...

Halyeeyga Man United Paul Scholes ayaa si xun u weeraray Jadon Sancho iyo Antony kadib kulankii Derby Manchester.

kooxda man City ayaa 6-3 ku xasuuqday kooxda ay xafiiltamaan ee darikeeda Man United ka dib markii ay saddexley ka dhaliyeen Erling Haaland iyo Phil Foden

hase ahaatee Scholes ayaa bartiisa Instagram-ka soo dhigay sawirka Ryan Giggs iyo David Beckham

 Scholes ayaa u muuqday inuu si qoto dheer u qodayay ama u durayay garabaha Sancho iyo Antony inayna ku fiicneen garbaha isagoo tusaale usoo qaatay xiddigihii hore ee Ryan Giggs iyo David Beckham

Scholes ayaa yidhi: “Qofkasta wuu xusuustaa markii ay garbaha caawin jireen Ryan Giggs iyo David Beckham waxeyna ahaayeen xiddigo garbaha si fiican uga dhaqaaqo balse  Sancho iyo Antony sidaa ma,han iyaga ayuu yidhi,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme