CiyaaroHalyeeyga hore ee Chelsea john Terry ayaa sheegay in ayna chelsea ku...

Halyeeyga hore ee Chelsea john Terry ayaa sheegay in ayna chelsea ku jirin tartanka horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

John Terry ayaa aaminsan in Chelsea ay hadda ka hartay tartanka horyaalka Premier League Terry, ayaa u sheegay beIN Sports in Potter uu sameeyay wacdaro wanaagsan tan iyo markii uu ku soo biiray Chelsea balse uu sii raaciyay in sidii la rabay wali noqon

Terry ayaa yidhi, ma garanayo waxa Potter diiradda saarayo xilli ciyaareedkiisa ugu horreeya. Kabtankii hore ee Blues ayaa u sheegay beIN Sports:

Shan sano ayaa laga joogaa tan iyo markii aan ku guuleysanay Premier League. Taasi miyay isbedelaysaa sanadkan? Maya.

kaliya waxa ay fursad u haysataa kooxda koobabka FA Cup-ka, Carabao cupka iyo tartanka yurub laakiin kuwaasna way adkaan doonaa”ayuu sii raaciyay.

Potter ayaa gaaray guushiisii ​​ugu horeysay tan iyo markii uu kooxda kaga soo biiray  Brighton sabtidii, iyadoo xiddiga Conor Gallagher uu dhaliyay gool soo daahay ee ay 2-1 kaga badiyeen Crystal 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme