CiyaaroHalka Uu Arthur Melo Ka Gali Karo Shaxda Liverpool

Halka Uu Arthur Melo Ka Gali Karo Shaxda Liverpool

Kooxda Liverpool ayaa u muuqata kuwo ku dhaw saxiix xiddiga khadka dhexe ah iyaga oo ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Juventus ee Arthur Melo.

Liverpool ayaa qaab amaah ah kula soo wareegaysa xiddiga Arthur Melo iyada oo doonaysa in ay ku xaliso dhibaatada dhaawac ee khadka dhexe ee kooxda.

Xiddiga Arthur Melo ayaa taam u noqon doona kulanka ay Liverpool la ciyaari doonto kooxda Everton horyaalka premier League ee Sabtida.

Arthur Melo ayaa la filayaa in uu si toos ah ugu bilowdo shaxda Reds sabab la xidhiidha dhaawaca Kabtanka kooxda ee Henderson oo dhaawac ku seegi doona kulanka.

Wargayska Echo ayaa soo saray halka uu Arthur Melo ka gali karo shaxda Liverpool marka uu dhamaystiro heshiiska uu ugu biirayo Liverpool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme