CiyaaroHaaland: Waan Ogaa In Aan Saddexley Ka Dhalin Doono Man United..

Haaland: Waan Ogaa In Aan Saddexley Ka Dhalin Doono Man United..

Erling Braut Haaland ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaab ciyaareedkiisa kadib markii uu saddexley ka dhaliyay kulankii ay Man United xasuuqday.

Xiddiga 22 jirka ah ayaa ku lug lahaa 5 gool 6-dii kulan ee ay kooxdiisu dhalisay kulankii ka dhacay Etihad Stadium.

Kadib ciyaarta Haaland ayaa sheegay in uu ka hor kulanka ogaa in uu 3 gool ka dhalin doono kooxda Man United kulankiisii ugu horeeyay ee Manchester Derby.

Ma ahayn kulan xun, waxa aan dhalinay 6 gool, waa wax cajiib ah, in aan guul ku gaadhno gurigeena”ayuu Haaland yidhi.

“Jimcihii waxa aan dareemay in aan maalin cajiib ah qaadan doona, waxa aan doonayay in aan ciyaaro kulankan oo kale”ayuu sii raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme