CiyaaroHaaland Oo Ka Jawaabay Dalab Ay Taageerayaasha Man United Ka Dalbadeen, Muxuu...

Haaland Oo Ka Jawaabay Dalab Ay Taageerayaasha Man United Ka Dalbadeen, Muxuu Ahaa?

Xiddiga Man City ee Erling Haaland ayaa ka jawaabay codsi ay taageerayaasha Man United kaga dalbadeen in uu ku biiro kooxda Man United.

Xiddiga reer Norway ayaa jimcihiisa ku qaadanayay maagalada Manchester xilli la kansalay kulamadii la ciyaari lahaa premier League.

Haaland ayaa socday bartamaha magaalada Manchester isaga oo qaadanayay fasax la siiyay maadama la kansalay kulamadii ay kooxdu ciyaari lahayd sabtida.

Qaar ka mid ah taageerayaasha Man United ayaa Haaland ka codsaday in uu ku biiro kooxda Man United isagana tago kooxda Man City.

Laakiin Haalan ayaa ku jawaabay”Maya, halkan (Man City) ayaa la iga jecelyahay”.

Haaland ayaa dhaliyay 10 gool oo horyaalka premier League ah xilli ciyaareedkan kadib 6 kulan oo uu ciyaaray ilaa haatan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme