CiyaaroGuud ahaan kulamada Caawa laga Ciyaari doono Koobka horyaallada Yurub ee UEFA...

Guud ahaan kulamada Caawa laga Ciyaari doono Koobka horyaallada Yurub ee UEFA Champions League:

Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan heerka guruubyada Champions League, iyadoo ay qeyb ka yihiin kuwo kooxo waa weyn ay wada ciyaari doonaan.

Inter Milan ayaa soo dhoweynaysa naadiga reer Jarmal ee Bayern Munich, halka Liverpool ay u safreyso Napoli.

Kulammada kale ee caawa la ciyaari doono waxaa ku jira midka ay Barcelona garoonkeeda Camp Nou ku soo dhoweynayso Viktoria Plzen.

halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Koobka horyaallada Yurub ee UEFA Champions League:-

Group A

07:45 Habeennimo Ajax vs Rangers

10:00 Habeennimo Napoli vs Liverpool

Group B

10:00 Habeennimo Atletico Madrid vs FC Porto

10:00 Habeennimo Club Brugge vs Bayer Leverkusen

Group C

10:00 Habeennimo Barcelona vs Viktoria Plzen

10:00 Habeennimo Inter vs Bayern Munich

Group D

07:45 Habeennimo Eintracht Frankfurt vs Sporting CP

10:00 Habeennimo Tottenham Hotspur vs Marseille

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme