CiyaaroGuardiola ayaa aaminsan in Haaland uu ka caawin karo City ku guuleysiga...

Guardiola ayaa aaminsan in Haaland uu ka caawin karo City ku guuleysiga Champions League.

Tababare Guardiola, ayaa u arka xiddigiisa  Erling Haaland inuu ka caawin kara champions league xilli ciyaareedkan kooxda

wuxuu yiri: “Erling Haaland wuxuu leeyahay tayo gaar ah, laga yaabee inuu xallin karo qaar ka mid ah dhibaatooyinka na heysata – xaqiiqdii.

iyo sidoo kale in dhammaan lixda ciyaaryahan ee cusub ay naga dhigi karaan iyagana kuwo wanagsan – haddii kale wax macno ah ma sameyneyso saxiixooda ayuu sii raaciyay.

Laakiin waa inaan si fiican u ciyaarno koox ahaan sidoo kale. Haddii aan kaliya ku tiirsanaano Erling Haaland ma guuleysaneyno haa dabcan isaga wax badan ayuu nagu soo kordhin karaa laakiin waa inaan wada jir u shaqeenaa

City ayaa lagu garaacay finalka 2021 ka dibna xilli ciyaareedkii xigay waxey ku hareen semi-finalka waliba qaab xun iyadoo Kooxda Real Madrid ay labo gool ka dhalisay daqiiqadii 90aad ka hor inta aysan dhalin goolka guusha ee waqtigii dheeriga ahaa.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme