CiyaaroGRAHAM POTTER lama ceyrin doono Xittaa haddii uu ku guuldareysto inuu ka...

GRAHAM POTTER lama ceyrin doono Xittaa haddii uu ku guuldareysto inuu ka mid noqdo afarta sare.

Tababaraha cusub ee Chelsea ayaa loo sheegay in u soo bixitaanka Champions League uu yahay bartilmaameed weyn balse hadii uu ku guuldareysto xilli ciyaareedkan, aan laga ceerin doonin shaqadiisa.

Graham Potter ayaa khamiistii loo magacaabay bedelka Thomas Tuchel hal maalin uun ka dib markii Thomas Tuchel la ceyriyay

Si kasta ha ahaatee Todd Boehly ayaa isha ku haya mustaqbalka fog ee kooxda waxana uu diyaar u yahay in uu fursad buuxda siiyo tababare Graham Potter.

Sidaas darteed chelsea ayaa sii haysan doonta tababare Graham Potter xitaa hadii ay kooxdu u soo bixi waydo tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe.

Chelea ayaa si xun ku bilaabatay xilli ciyaareedkan iyada oo 2 kulan laga badiyay 6-dii kulan ee ay ciyaartay premier League.

sidoo kale Chelsea ayaa guuldaro kala kulantay Dinamo Zagreb kulankii furitaanka champions league talaadadii

Chelsea ayaa ku dhameysatay meel ka baxsan afarta sare kaliya labo jeer tobankii sano ee la soo dhaafay – 2016 iyo 2018.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme