CiyaaroGareth Southgate Ayaa 5 Xiddig muhiim ah Ka Saaray Xulka England Ka...

Gareth Southgate Ayaa 5 Xiddig muhiim ah Ka Saaray Xulka England Ka Hor Kulanka Germany.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa ka mid ah 5 xiddg ee laga saaray Liiska xiddigaha wajihi doona Xulka Germany kulankooda ugu dambeeya ee tartaka Nations League.

Laakiin xiddiga Ivan Toney ayaa kulankiisii ugu horeeyay caawa u ciyaari doona xulka England kulanka Germany ee ka dhici doona Wembley.

Alexander-Arnold ayaa kaydka ku bilowday kulankii Italy ee jimcihii isaga oo aan wax daqiiqad ah xittaa la ciyaarsiinin.

dhanka kale xiddigaha Jarrod Bowen, Fikayo Tomori & James Ward-Prowse ayaa laga saaray iyagana Liiska xiddigaha caawa ka hor tagi doona xulka Germany.

sidoo kale Xiddiga Jack Grealish ayaa ka maqnaan doona kulanka sabab la xidhiidha kaadh cas oo uu qaatay.

Xulka England ayaa ka hadhay Heerka 1-aad ee tartanka Nations League kadib markii ay ku fashilmeen in ay wax guul ah ka gaadhaan 5-tii kulan ee ay ciyaareen ilaa haatan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme