CiyaaroFIFA Virus: Ousmane Dembele Oo Ku Biiray Liiska Xiddigaha Barcelona Uga Dhaawacmay...

FIFA Virus: Ousmane Dembele Oo Ku Biiray Liiska Xiddigaha Barcelona Uga Dhaawacmay Waajibaadka Xulalka.

Liiska dhaawacyada Barcelona ayaa u muuqda mid sii badanaya kadib markii tababaraha xulka France xaqiijiyay in xiddiga Ousmane Dembele ka dhaawacmay kubka.

Xavi ayaa tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedka haystay koox dhamaystiran isaga oo aan wax dhaawacyo ah ku dhibaatoon ilaa haatan laakiin waxa ay u muuqataa in uu haatan gacanta ku haysto dhibaato weyn.

Xiddigaha Jules Kounde, Memphis Depay, Frenkie de Jong Iyo Ronald Araujo ayaa dhamaantood ku dhaawacmay waajibaadka xulalkooda.

Xiddiga Ousmane Dembele ayaa haatan ah xiddigii ugu dambeeyay ee ku dhaawacma waajibaadka xulkiisa sida uu xaqiijiyay tababaraha xulka France.

Warkan ayaa ah dhibaato weyn oo soo wajahday kooxda Barcelona xilli la galayo wakhti xasaasi ah oo la ciyaari doono kulamo aad u badan kadib fasaxa xulalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme