CiyaaroErling Haaland Ayaa Magacaabay 7 Weeraryahan Isaga Ka Fiican.

Erling Haaland Ayaa Magacaabay 7 Weeraryahan Isaga Ka Fiican.

Weeraryahanka kooxda Man City Erling Haaland ayaa magacaabay ayaa magacaabay 7 xiddig oo weerarka ka ciyaara oo isaga ka fiicna.

Xiddiga Manchester City, oo 21 jir ah, ayaa si wanaagsan ula qabsaday nolosha Premier League – isagoo durba dhaliyay 10 gool lixdii kulan ee ugu horeysay.

Waxa uu sii dheeraystay goolashiisa kadib markii uu gool dhaliyay champions League kulankii ay Man City 4/0 uga badisay kooxda Sevilla.

Wareysi uu siiyay VG sanadka xiddiga reer Norway ayaa sheegay in ay jiraan kaliya 7 weeraryahan oo isaga kaga fiican kubada cagta adduunka.

7-da weeraryahan ee uu magacaabay 2 ka mid ah waxa ay ku guulaysteen abaalmarinta Ballon d’Or waana xiddigaha Cristiano Ronaldo & Robert Lewandowski.

3 Ka mid ah 5-ta soo hadhay waxa ay ka ciyaaraan premier League waana arry Kane, Roberto Firmino iyo Pierre-Emerick Aubameyang.

Xiddiga ugu dambeeya ayaa ah xiddiga Timo Werner kaas oo ku dhibaatooday premier League isla markaas ku laabtay haatan horyaalka Bundesliga si fiicana ku bilowday xilli ciyaareedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme