CiyaaroErik ten Hag Oo Kashifay Sababtii Uu Cristiano Ronaldo Badal Ugu Soo...

Erik ten Hag Oo Kashifay Sababtii Uu Cristiano Ronaldo Badal Ugu Soo Galin Waayay Kulankii Manchester Derby.

Tababaraha Kooxda Man United ee Erik Ten Hag ayaa shaaca ka qaaday sababtii uu kaydka ugu daayay Cristiano Ronaldo kulankii ay guuldarada 6/3 ahayd kala kulantay Man City.

Tababare Erik Ten Hag ayaa kaydka ku bilaabay xiddiga Cristiano Ronaldo inkasta oo uu taam u yahay in uu hogaamiyo weerarka kooxda Man United.

Ciyaarta kadib Erik Ten Hag ayaa shaaca ka qaaday sababtii uu badal ugu keeni waayay xiddigiisa Cristiano Ronaldo kaas oo kaydka ku dhamaystay ciyaarta.

Ma doonayn in aan ciyaarta keeno Cristiano Ronaldo sabab la xidhiidha Ixtiraam aan u qabo Cristiano Ronaldo”.

“Cristiano Ronaldo waxa uu soo qaatay Xirfad aad u weyn sidaas darteed ayaan u keeni wayaay Ronaldo”ayu sii raaciyay.

Hadalka Ten Hag ayaa u muuqda in uuna doonayn in uu ceebeeyo xiddiga reer Portugal maadama kooxda Man United laga dhaliyay 4 gool qaybta hore ee ciyaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme