CiyaaroErik ten Hag Oo Ka Warbixiyay Xaalada Raphael Varane Kadib Dhaawacii Soo...

Erik ten Hag Oo Ka Warbixiyay Xaalada Raphael Varane Kadib Dhaawacii Soo Gaadhay Kulankii Manchester Derby.

Tababaraha Manchester United Erik ten Hag ayaa ka warbixiyay dhaawaca Raphael Varane ka dib guuldaradii 6-3 ee Premier League ee ka soo gaartay Manchester City.

Red Devils ayaa la soo afjaray 4-ti guul ee xidhiidhka ahayd ee ay Premier League ka gaadhay iyaga oo guuldaro kala kulantay kooxda ay jaarka yihiin ee Man City.

Intii uu kulanku socday kooxda Man United ayaa dhaawac ku wayday daafaca dhexe ee Raphael Varane kaas oo dhaawac uga baxay qaybtii hore ee ciyaarta.

Tababare Erik Ten Hag ayaa ka warbixiyay xaalada daafaciisa kadib marki ay dhamaatay ciyaartu isaga oo sheegay in uuna dhaawaca soo gaadhay Varane ahayn mid halis ah.

“Uma malaynayo in uu yahay dhaawac halis ah, wuu sii wadan karay ciyaarta hadii ay ciyaartu isku dhawaan lahayd natiijo ahaan, laakiin maadama 4/0 maraysay ciyaarta ma doonayn in aan halis sii galiyo”

“Laakiin uma malaynayo in uu dhaawacu yahay mid halis ah sidaas darteed ayaan u badalnay”ayuu sii raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme