CiyaaroDOUGLAS LUIZ ayaa lagu soo waramayaa inuu ka tagi doono Aston Villa...

DOUGLAS LUIZ ayaa lagu soo waramayaa inuu ka tagi doono Aston Villa & Arsenal Oo Haatanba Calaamadsatay

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay isku diyaarinayso in ay ku soo laabato saxiixa xiddiga Douglas Luiz marka kale inta laga furayo suuqa kala iibsiga iibsiga xagaagan.

Gunners ayaa isku dayday inay la soo wareegto mar xiddiga reer Brazil qeybihii dambe ee suuqa xagaaga, balse kooxda aston villa ayaa diiday labo dalab, iyadoo dalabkoodii ugu dambeeyay lagu sheegay 25 milyan ginni.

aston Villa ayaa si cad u sheegtay inaysan ku iibin doonin xiddigeyda wax ka yar 30 milyan ginni, taasoo ah tiro aan kooxda Waqooyiga London ee Arsenal diyaar u aheyn inay bixiyaan.

si kastaba ha ahaatee Arsenal ayaa aaminsan in ay lacag jaban ku heli doonto saxiixa xiddiga maadama ay 6 bilood ka dhiman tahay qandaraas kiisa

sidoo kale Xiddiga Douglas Luiz Ayaa dhinaciisa diyaar u ahaa in uu ku biiro Arsenal suuqii Xagaagan balse Aston Villa ayaa u diiday in uu xiddigu boxo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme