CiyaaroDhaawac intee la,eg Ayaa Soo Gaaray Benzema? Wax Ka Ogoow

Dhaawac intee la,eg Ayaa Soo Gaaray Benzema? Wax Ka Ogoow

Saxaafadda Spain ayaa daboolka ka qaaday waxa ka soo baxay baaritaan hor dhaca ah ee lagu sameeyay dhaawac Benzema

xiddiga ayaa ku dhaawacmay kulankii Celtic oo la badlaay daqiiqadii 30-aad ka dib dhaawac gumaarka ka gaaray

Wargeyska Marca ayaa sheegaya in ciyaarhanka dhawaciisa yahay mid culus inkastoo weli Real madrid war rasmi ah ka soo saarin

Waxa ay sheegeen in jilibka uu dhaawaca ka gaaray , lamana xaqiijin mudada uu garoomada ka maqnaan doono.

Wararka qaar waxa ay leeyihiin 4 todobaad balse ilaa iyo haatan lama xaqiijin taana

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme