CiyaaroDEG-DEG: Kulamada PREMIER LEAGUE Ayaa la kansalay usbuucan.

DEG-DEG: Kulamada PREMIER LEAGUE Ayaa la kansalay usbuucan.

Xidhiidhka Premier League ayaa si Rasmi ah u xaqiijiyay in la kansalay kulamadii la ciyaari lahaa todobaadkan kadib dhimashadii boqorada England ee  Queen Elizabeth II.

Waxa sabtida, Axada iyo Isniinta la filayay in la ciyaaro kulamada todobaadka 7-aad ee horyaalka premier League iyada oo ay ka mid ahayd kulanka adag ee Man City Vs Tottenham.

Laakiin kulamada ayaa la kansalay sabab la xidhiidha dhimashada boqorada Queen Elizabeth II.

Madaxa premier League Richard Masters ayaa sheegay in ay joojiyeen kulamadii todobaadkan la ciyaari lahaa horyaalka premier League.

Sidoo kale premier League ayaa sheegay in ay warbixin intaas dheer soo saari doonaan wakhtiga soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme