CiyaaroDEG-DEG: Chelsea & Barcelona Oo Ka Heshiiyay Saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang

DEG-DEG: Chelsea & Barcelona Oo Ka Heshiiyay Saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang

Kooxaha chelsea iyo Barcelona ayaa si buuxda uga heshiiyay saxiixa xiddiga weerarka ka ciyaara ee Pierre-Emerick Aubameyang sida ay sheegayaan wararku.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay kooxaha Barcelona iyo chelsea ay haatan si Buuxda uga heshiiyeen saxiixa xiddiga Pierre Aubameyang.

Kooxda Barcelona ayaa bixin doonta lacag dhan 14 milyan oo euro iyo waliba xiddiga Marcos Alonso.

Labada kooxood ayaa haatan dhamaystiraya heshiiska ay doonayaan in ay kula kala wareegaan labada xiddig saacadaha ka dhiman suuqa kala iibsiga xagaaga.

Xiddiga Pierre Aubameyang ayaa loo ogolaaday in uu u duulo London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Chelsea una dhamaystiro heshiiska.

Xiddiga Pierre Aubameyang ayaa wakhti hore heshiiska shaqsiga ah la gaadhay kooxda chelsea waxana haatan la sugayaa in lagu dhawaaqo saxiixa xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme