CiyaaroDEG-DEG: 5 Xiddig Oo Xulka England Ka Maqnaan Doona Kulankooda Caawa Ee...

DEG-DEG: 5 Xiddig Oo Xulka England Ka Maqnaan Doona Kulankooda Caawa Ee Italy

Tababaraha Xulka England Gareth Southgate Oo Kooxdiisa Caawa Wajahaysa Xulka Italy Ka Saaray 5 Xiddig

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa kooxdiisa uu caawa kaga hor tagi doono xulka Italy ka saaray 5 xiddig.

Weeraryahanka kooxda Brentford oo Ivan Toney oo markii ugu horaysay looga yeedhay xulka qarankiisa ayaa la sheegayaa in uu ka maqnaan doono kulanka caawa.

Kabtanka Liverpool ee Jordan Henderson oo lagu badalay xiddiga dhaawacmay ee Kalvin Phillipes ayaa sidoo kale ka maqnaan doona kulanka caawa.

Xiddigaha daafaca ka ciyaara ee Marc Guehi & Ben Chilwell ayaa sidoo kale ka maqnaan doona kulanka adag ee caawa.

Ugu dambayn xiddiga John Stones ayaa ka maqnaan doona kulanka sabab la xidhiidha kaadhkii casaanka ahaa ee uu qaatay kulankii June ee Hungary

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme