CiyaaroDagdag, Arsenal ayaa dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Douglas Luiz,

Dagdag, Arsenal ayaa dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Douglas Luiz,

Kooxda Arsenal ayaa dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Aston Villa ee Douglas Luiz si ay ugu xoojiyaan khadka dhexe.

Arsenal ayaa xiddiga Douglas Luiz doonaysa kadib dhaawacii soo gaadhay xiddigaha Elneny iyo Thomas Partey kuwaas oo muddo ka maqnaan doona garoomada.

Wargayska The Athletic ayaa sheegaya in ay Arsenal dalab 20 milyan oo euro miiska u saartay Kooxda Aston Villa si ay u hesho saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Douglas Luiz.

Si kasta ha ahaatee kooxda Aston Villa ayaa diiday dalabka Arsenal ka gudbisay saxiixa xiddiga reer Brazil ee Douglas Luiz.

Kooxda Aston Villa ayaa wali ku adkaysanaysa in uuna xiddiga reer Brazil iib ahayn suuqa xagaagan.

Kooxda Liverpool ayaa dhinaceeda doonaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Douglas Luiz iyaga oo laftdoodu dalab ka gudbiyay saxiixa xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme