CiyaaroDadag, Dhaawacii Xallay Cristiano Ronaldo Soo Gaaray Oo la Ogaaday Heerka Ay...

Dadag, Dhaawacii Xallay Cristiano Ronaldo Soo Gaaray Oo la Ogaaday Heerka Ay Gaarsiisan tahay.

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa soo gaaray dhaawac aad u xun, intii uu ku guda jiray ka qeyb galka qarankiisa ee tartanka Qaramada Yurub, fiidnimadii xallay,  isagoo wajahaya xulka Czech.

Muqaal ayaa daaha ka qaaday in Ronaldo uu sanka uga dhacay suxulka goolhayaha Czech, kaasoo aan ula jeedin inuu waxyeeleeyo weeraryahanka reer Portugal.

bahda caafimaadka ayaa muddo ku qaadatay inay sanka ka duubaan dhaawaca xiddiga ka hor inta aan lagu sameyn baaritaanka miyir-qabka ah,

hase ahaatee Ronaldo ayaa si dabiici ah garoonka ugu soo laabtay mana uusan bixin wuxuuna sii watay ciyaarta.

sidoo kake Cristiano Ronaldo ayaa ku dhiban kooxda red devils xilli ciyaareedkaan isagoo 6 kulan u safan kooxda.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme