CiyaaroChristian Eriksen Oo Shaaca Ka Qaaday Sababtii Uu Isaga Diiday Tottenham Una...

Christian Eriksen Oo Shaaca Ka Qaaday Sababtii Uu Isaga Diiday Tottenham Una Doortay Ku Biirista Man United.

Christian Eriksen ayaa daaha ka qaaday inuu iska diiday xiisihii Tottenham iyo Brentford sababtoo ah wuxuu dareemay u dhaqaaqida Man United tahay fursad uu ugu ciyaari karo koox weyn

Eriksen ayaa Man United u saxiixay heshiis 3 sano ah oo uu ku joogi doono Old Trafford inkasta oo uu xiiso ka helay kooxaha Tottenham iyo Brentford.

“Man United Waa mid ka mid ah naadiyada ugu weyn adduunka” ayuu yiri Eriksen.

Dabcan waxa i doonayay kooxaha Tottenham iyo Brentford laakiin waxa aan doonayay in aan xirfadayda dib u bilaabo kuna biiro koox weyn”ayuu sii raaciyay.

Eriksen ayaa durba xiddig muhiim ah ka noqday kooxda Man United isaga oo kulamo badan caawiyay kooxda isla markaas laf dhabar ka noqday kooxda Red Devils.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme