CiyaaroChelsea Oo Si Rasmi ah U Doonaysa Saxiixa Xiddiga Jude Bellingham

Chelsea Oo Si Rasmi ah U Doonaysa Saxiixa Xiddiga Jude Bellingham

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay si dhab ah u doonaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham.

Kadib markii uu kooxda Dortmund ku biiray sanadkii 2020, Jude Bellingham ayaa dhaliyay 13 gool 18 kalena caawiyay 100 kulan oo uu u ciyaaray kooxda jarmalka ee Dortmund.

Qaab ciyaareedkiisa ayaa soo jiitay kooxaha ugu waaweyn qaarada yurub kana mid yihiin Liverpool, Man City, Man United iyo Real Madrid

Sida laga soo xigtay The Mirror, Chelsea ayaa sidoo kale ku raad joogta xiddiga iyada oo Milkiilaha kooxda ee Todd Boehly uu haatan wadahadalo la qaatay wakiilka xiddiga.

Inkasta oo ay Blues aaminsantahay in ay kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ku horeeyaan tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga hadana waxa ay aaminsanyihiin in ay qiimo ahaan awoodaan in ay dhamaystiraan saxiixa xiddiga.

Heshiiska Bellingham ee Dortmund ayaa dhici doona sanadka 2025 waxana la rumaysanyahay in ay kooxdu doonayso in ay lacag aad u badan ku iibiso xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme