CiyaaroChelsea Oo Durbaba U Dhaqaaqaysa Saxiixa Denzel Dumfries

Chelsea Oo Durbaba U Dhaqaaqaysa Saxiixa Denzel Dumfries

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay dar-dar galinayso baacsiga ay ugu jirto xiddiga daafaca uga ciyaara Inter Milan ee Denzel Dumfries sida ay sheegayaan wararku.

Xilli Cesar Azpilicueta si weyn loola xidhiidhinayo in uu isaga tagayo chelsea xagaagii, Blues ayaa xiiso u muujisay saxiixa xiddiga kaas oo ay doonaysay in ay ku xoojiso kooxda.

Laakiin chelsea ayaan u dhaqaaqin saxiixa xiddiga maadama uu Cesar Azpilicueta iska sii joogay kooxda isla markaas heshiis cusub u saxiixay.

Si kasta ha ahaatee sida laga soo xigtay Corriere dello Sport, chelsea ayaa dib u soo cusboonaysinaysa xiisihii ay u qabtay saxiixa xiddiga reer Netherlands.

Tababare Graham Potter ayaa xiddiga Dumfries u doonaya in uu keeno kooxdiisa maadama uu shaki ka qabo awooda xiddiga Azpilicueta kaas oo sii weynaanaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme