CiyaaroChelsea, Man City, Real Madrid, Juventus, Milan, Inter, Bayern, Dortmund, PSG &...

Chelsea, Man City, Real Madrid, Juventus, Milan, Inter, Bayern, Dortmund, PSG & Guud ahaan kulammada laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub

Kulammo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub ayaa maanta ilaa caawa la ciyaari doonaa gaar ahaa horyaallada Premier League, La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1.

Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona waxaa ka mid ah Chelsea, Manchester City, Real Madrid, Juventus, AC Milan, Inter Milan, Bayern Munich, Dortmund & PSG.

Waxaa indhaha lagu hayn doonaa kulanka AC Milan ay soo dhoweynayso Juventus iyo midka u dhexeeya Borussia Dortmund vs Bayern Munich.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada la ciyaari doono maanta shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub:-

England – Premier League

05:00 Galabnimo AFC Bournemouth vs Leicester City

05:00 Galabnimo Chelsea vs Wolverhampton Wanderers

05:00 Galabnimo Manchester City vs Southampton

05:00 Galabnimo Newcastle United vs Brentford

07:30 Fiidnimo Brighton & Hove Albion vs Tottenham Hotspur

Spain – LaLiga Santander

03:00 Galabnimo Almeria vs Rayo Vallecano

05:15 Galabnimo Atletico Madrid vs Girona

07:30 Fiidnimo Sevilla vs Athletic Bilbao

10:00 Habeennimo Getafe vs Real Madrid

Italy – Serie A

04:00 Galabnimo Sassuolo vs Inter

07:00 Fiidnimo AC Milan vs Juventus

09:45 Habeennimo Bologna vs Sampdoria

Germany – Bundesliga

04:30 Galabnimo Augsburg vs Wolfsburg

04:30 Galabnimo Bayer Leverkusen vs Schalke 04

04:30 Galabnimo Bochum vs Eintracht Frankfurt

04:30 Galabnimo Mainz vs RB Leipzig

07:30 Fiidnimo Borussia Dortmund vs Bayern Munich

France – Ligue 1

06:00 Maqribnimo Marseille vs AC Ajaccio

10:00 Habeennimo Reims vs Paris Saint-Germain

FG: Guud ahaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme