CiyaaroBayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso Harry Kane...

Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso Harry Kane xagaaga soo aadan

Majaladda Jarmalka ayaa sheegtay in agaasimaha ciyaaraha ee Bayern Hasan Salihamidzic uu si dhow ula socdo xaaladda qandaraaska ee Harry Kane.

Tababaraha Bayern Julian Nagelsmann ayaa bishii July ka hadlay sida uu ula dhacsan yahay harry Kane halka uu agaasimaha guud ee kooxda Oliver Khan sheegay inay riyo u tahay saxiixa weeraryahanka Tottenham.

Kabtanka England ayaana ku jira liiska kala iibsiga ciyaartoyda Bayern munich ee suuqa xagaaga 2023, sida laga soo xigtay Bild.

Harry Kane oo 29 jir ah, ayaa labo sano oo kaliya uga harsan tahay qandaraaskiisa haatan.

Haddii uusan qalinka ugu duugin qandaraas cusub kooxda Tottenham bavarian ka ayaa  markaasi u dhaqaaqi doonta xiddiga sida ay wararka sheegayaan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme