CiyaaroBarcelona Iyo Liverpool Oo Laba Xiddig Is Dhaafsanaya

Barcelona Iyo Liverpool Oo Laba Xiddig Is Dhaafsanaya

Kooxaha Barcelona iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay is dhaafsanayaan laba xiddig marka la gaadho suuqa kala iibsiga January sida ay sheegayaan wararku.

Liverpool iyo Barcelona ayaa doonaya in ay is dhaafsadaan labada xiddig ee Memphis Depay iyo Roberto Firmino suuqa January sida laga soo xigtay Futbol Total.

Labada xiddig ee Memphis Depay iyo Roberto Firmino ayaa ku jira sanadihii ugu dambeeyay ee heshiisyadooda kooxaha Barcelona iyo Barcelona.

Sidoo kale labada xiddig ayaa si weyn loo filayaa in ay ka tagaan kooxohooda marka la gaadho suuqa kala iibsiga January ee bilowga sanadka cusub.

Sida laga soo xigtay Futbol Total, Labada kooxood ayaa si weyn uga fiirsanaya in ay is dhaafsadaan labada xiddig suuqa January si ay ugu xoojiyaan weerarkooda qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Labada xiddig ayaa dhinacooda u furan in ay isku badalaan kooxaha qaybta dambe ee xilli ciyaareedka si ay tartan cusub u qaataan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme