CiyaaroBarcelona ayaa qorsheynaysa in ay Atletico Madrid dacwad ka gudbiso Sababo Griezmann...

Barcelona ayaa qorsheynaysa in ay Atletico Madrid dacwad ka gudbiso Sababo Griezmann ah

Barcelona ayaa doonaysa in tillaabo sharci ah ka qaado’ kooxda Atletico madrid kaddib markii ay labada kooxood isku fahmi waayeen qodobbada heshiiska amaahda ah ee Antoine Griezmann.

Heshiiska waxaa ku jiray 35 milyan oo ginni oo lagu burburin karo iibka xiddiga, taasoo Barca ay dareensan tahay in la daboolay

Barca ayaa aaminsan in marba haddii uu ciyaaray in ka badan 50% kulamadii xilli ciyaareedkii hore ciyaaryahanka qoddobkaasi dhaqan galay oo uu heshiisku ahaa in laba sano oo dambe ay Rojiblancos kordhinayaan heshiiskiisa halkii ay laba sano oo kale amaah ku qaadan lahaayeen.

balse Siyaasada Atletico Madrid ayaa ah inay sanadka labaad ee heshiiskii amaahda ahaa ee ay Griezmann kaga soo qaateen Barcelona adeegsadaan wakhti kooban maadaama ay ku qasbanaanayaan inay 40 Milyan oo euro rasmi ugu iibsadaan haddii ay adeegsadaan wakhti badan xiddiga

Atletico ayaa beenisay tan maadaama ay fahamsan yihiin in heshiiska amaahda ah uu soconayo laba sano

Warkan ayaa naxdin ku noqonaya Atletico Madrid oo aan doonayn inay 40 Milyan oo euro ku bixiso saxeexa Greizmann

Antoine Griezmann ayaa Atletico Madrid amaah ugu biiray sanadkii hore isaga oo kaga soo biiray kooxda Barcelona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme