CiyaaroBarcelona Ayaa Diyaarinaysa Qorshaha Ay Messi Dib Ugu Soo Celinayso Camp Nou.

Barcelona Ayaa Diyaarinaysa Qorshaha Ay Messi Dib Ugu Soo Celinayso Camp Nou.

Kooxda Barcelona ayaa dajinaysa qorshe ay xiddiga PSG ee Lionel Messi dib ugu soo celinayso kooxda xagaaga dambe.

Marca ayaa sheegtay in madaxweynaha Barca Joan Laporta uu dajiyay qorshayaal kala duwan oo uu doonayo in uu dib ugu soo celiyo xiddiga Camp Nou suuqa xagaaga dambe.

Kooxda Barcelona ayaa diyaar u ah in ay hagaajiso xidhiidhka xiddiga ay la leedahay kadib markii ay si xun ku kala tageen markii uu heshiiskiisu dhacay.

Kooxda ayaa doonaysa in ay xiddiga ku soo celiso ciyaartoy ahaan xitaa hadii ay tahay in uu hal xilli ciyaareed u ciyaaro kooxda.

Xavi ayaa doonaya in uu xiddiga dib ugu soo celiyo si uu ugu xoojiyo kooxdiisa uu dib u dhiska ugu wado.

Dhinaca kale Messi ayaan meesha ka saarin in uu mustaqbalka ku soo laabto kooxda Barcelona taas oo rajo galinysa kooxda Barcelona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme