CiyaaroAston Villa Oo Taako U Dhigtay Man City , Bar Bar Dhac...

Aston Villa Oo Taako U Dhigtay Man City , Bar Bar Dhac Ayay Ku Qabteen

Aston Villa ayaa soo bandhigtay ciyaar geesinimo leh iyo kalsooni waxa ayna City ku qasbeen bar bar dhac min hal gool ah

Aston Villa iyo Mna City ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ka dib ciyaar City ku adkeyd in xal u helaan weerarka .

Aston Villa waxa ay ku wacnaayeen in ay kala jaraan isku xerka qadka dhexe iyo weerarka Man City taasi oo hawada ku laashay halis waliba oo ay wiilasha Pep sameyn lahaayeen .

Man City waa ku badnaayeen maamulka kubadda balse halis gilin muuqata ma sameyn xittaa kubad saxan kuma aysan laadin goosha ASton Villa

Soo laabashadii. City waa sii wadeen bandhigga kubadda qurxoon xilli Aston Villa u nuglaayeen gool illaa De Bryune uu ka shaqeeyay waxaana si qurxux badan u dhaliyay Haaland daqiiqadii 50-aad waxa uuan goolkaas u noqday kiisi 10-aad ka dib 6 kuna oo horyaalka ah .

Aston Villa halis ayay ahaayeen , waxa ay wadeen kacdoon ay ku doonayeen in waqti hore natiijada ciyaarta wax ka badalaan  waana laga filan karay .

City kubada heer dhan %73  iyaga ayaa maamulayay balse waxa ay wajahayeen daafac adag  inkastoo birta ay gool ka diiday De Bruyne waxa ayna Astona Villa daqiiqadii 74-aad City ku heleen goolka bar bar dhaca .

Ka dib dhacadaas , City isku dayo iyo boosas isu badalid ayay sameeyeen balse Aston Villa aad ayay u foojignaayeen waana ku wacnaayeen in kubad waliba halis ah iska soo saraan , wax ayna ciyaarta ku dhamaatya min halkaas gool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme