Friday, December 8, 2023
More
    HomeCiyaaraha MaantaArsenal Oo Qaadaysa Tallaabo Ay Kaga Aarsanayso Juventus Oo Uga Dhaaratay Dusan...

    Arsenal Oo Qaadaysa Tallaabo Ay Kaga Aarsanayso Juventus Oo Uga Dhaaratay Dusan Vlahovic Iyo Beddelka Paul Pogba Ee Ay Ka Xoogayaan

    Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa qaadaysa tallaabo ay kaga aargoosanayso Juventus oo u diidday weeraryahanka Dusan Vlahovic oo ay ka hor qaadday bishii January ee sannadkii hore, waqtigaas oo Gunnes ay doonaysay inay kala soo wareegto Fiorentina.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    Must Read