CiyaaroArsenal, Manchester United, Roma & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaarayo tartanka...

Arsenal, Manchester United, Roma & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaarayo tartanka Europa League

Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Europa League ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan kooxo waa weyn.

Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona waxaa ka mid ah Arsenal, Manchester United, AS Roma, Lazio iyo Monaco.

Waxaa indhaha lagu hayn doonaa kulanka ay Arsenal iyo Manchester United la kala dheeli doonaan kooxo kale caawa, Gunners ayaa soo dhoweynaysa Bodoe/Glimt, halka Manchester United ay u safrayso naadiga Omonia Nicosia.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada laga ciyaari doono caawa heerka Guruubyada ee Europa League:-

Group A

07:45 Fiidnimo FC Zurich vs PSV Eindhoven

10:00 Habeennimo Arsenal vs Bodoe/Glimt

Group B

10:00 Habeennimo Fenerbahce vs AEK Larnaca

10:00 Habeennimo Rennes vs Dynamo Kyiv

Group C

07:45 Fiidnimo HJK Helsinki vs Ludogorets Razgrad

10:00 Habeennimo Roma vs Real Betis

Group D

07:45 Fiidnimo Malmo FF vs Union Berlin

10:00 Habeennimo SC Braga vs Union St.Gilloise

Group E

07:45 Fiidnimo FC Sheriff vs Real Sociedad

07:45 Fiidnimo Omonia Nicosia vs Manchester United

Group F

07:45 Fiidnimo Sturm Graz vs Lazio

10:00 Habeennimo FC Midtjylland vs Feyenoord

Group G

10:00 Habeennimo Freiburg vs Nantes

10:00 Habeennimo Olympiacos vs Qarabag FK

Group H

07:45 Fiidnimo FK Crvena Zvezda vs Ferencvaros

07:45 Fiidnimo Monaco vs Trabzonspor

FG: Guud ahaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme