CiyaaroArsenal ayaa isku diyaarinaysa dalabkii saddexaad ee ay ku doonaysa Douglas Luiz

Arsenal ayaa isku diyaarinaysa dalabkii saddexaad ee ay ku doonaysa Douglas Luiz

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay isku diyaarinayso dalabkii 3-aad ee ay ku doonayso xiddiga Aston Villa ee Douglas Luiz

Gunners ayaa laba dalab oo ay ku doonaysay xiddiga khadka dhexe ee Brazil laga soo diiday maalintii ugu dambaysay

Qandaraaska Douglas Luiz ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana uu doonayaa inuu u dhaqaaqo ama uu door bidayaaba xiddiga isaga laftikiisa Gunners-ka sida la xaqiijiyay

Arteta ayaa aad uga niyad jabsan yahay taam ahaanshaha Thomas Partey, wuxuuna doonayaa khadka dhexe inuu kor u qaado

Si kastaba ha ahaatee Luiz ayaa Aston Villa ugu soo biiray 12.5 milyan ginni isaga oo kaga soo biiray Man City 2019 kii wuxuuna si fiican u garanayaa Arteta waqtigii ay ku wada sugnaayeen Etihad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme